Soomaaliya

SAAS Translator wuxuu turjumaya hoygaan una turjumaya af-soomaali asagoo isticmaalaya qaamuus hab gooni ah loo sameeyay. Si aad u isticmaashidna waxqabadka turjubaanahaan waxaa khasab kugu ah, in aad soo koobbiyeysato borograam gaar ah ”plugin” kuna koobbiyeysato akhriyaha bogga internetka. Borograamkuna waa kharash la’aan iyo adigoon marnaba xil kaa saarmeyn soo koobbiyeysashaddiisa.

 

                                                                

Riix halkaan si aad u soo koobbiyeysato borograamka turjubaanaha ee loogu talagalay Internet Explorer haddii aad isticmaasho (Windows). Marka uu borograamka rakibaaddiisu dhamaato waa in aad dib u soo daadha Internet Explorer.

 

Riix halkaan si aad u soo koobbiyeysato borograamka turjubaanaha ee loogu talagay Mozilla Firefox haddii aad isticmaasho (Windows, Mac, Linux). Marka uu borograamka rakibaaddiisu dhamaato waa in aad dib u soo daadha Firefox.

 

                                                                

Riix calanka ku yaal bartamaha ee cidhifta hoose oo Internet Explorer si aad u daadho ama u demiso turjumidda.

Riix calanka ku yaal dhinaca midig ee cidhifta hoose oo Mozilla Firefox si aad u daadho ama u demiso turjumidda.